Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Ka Hadlay Qorshaha Uga Meel Yaala Biyaha Mara Dooxyada Somaliland...
Hargeysa,(HargeisaPress) — Wasiirka wasaaradda Biyaha Somaliland Xuseen Cabdi Boos ayaa ka hadlay qorshayaasha uga meel yaala biyaha mara dooxyada Somaliland,sidoo kalena waxa uu ka...
Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Dacwadii Ay Ka Gudbiyeen Xildhibaano Ka...
Hargeysa,(HargeisaPress) — Masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee UCID oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa waxay ka hadleen halka ay marayso dacwadii...
Madaxda xisbiga Kulmiye ee dalka Sweden Oo tageerey Heshiiska Military ee Dhexmarey Somaliland Iyo...
Stockholm,(HargeisaPress) — Gudoomiye Abdirisaq Obsiye, mahamud abdilahi (ilkacase), Dr Mahamed Iyo Aqonyahan Inta Somaliland, Foosiya Gabax iyo Saynab Gabas oo ka mida Madaxda xisbiga...
Daad Xoogan Oo Marayey Dooxa Aw-Barkhadle Ee Duleedka Hargeysa Oo Qaaday Laba Hablood Oo...
Hargeysa,(HargeisaPress) —Dooxa deegaana Aw-barkhadle oo dhinaca bari kaga beegan magaalada Hargeysa ayaa maanta qaaday gaadhi ay saarnaayeen laba gabdhood oo walaalo ah oo kasoo...
Wasiir Sacad Cali Shire Oo Soo Bandhigay Heshiiska Saldhiga Milateri Ee Berbera Laga Bixiyey...
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa soo bandhigay heshiiska saldhiga Milateri ee ay kala saxeexdeen dawladaha Somaliland iyo Imaaraadka...
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Ka Hadlay Bandhig-Dhareed Dadka qaar dhibsadeen Oo Hargeysa Lagu...
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa ka hadlay Dhallinyaro Shalay Magaalada Hargeysa ku qabtay Bandhig ay ku xayeysiinayeen...
Wejiga Afraad Ee Wada-hadallada Dawladda Somaliland Iyo Khaatumo Oo Ka Furmay Jabuuti & Xubnaha...
Djibouti,(HargeisaPress) —Waxa Magaalada Djibouti ee Caasimadda Dalka Jamhuuriyadda Djibouti Shalay ka furmay Wejiga Afraad ee Wada-hadallada u dhexeeya Dawladda Somaliland iyo Kooxda Khaatumo ee...
DHACDADA XAYAYSIISKA DHARKA IYO TALOOYINKA KU WAAJAHAN XUKUUMADDA, CULIMADA & BULSHADA.
Qof walba dhinac ayuu ka istaagay dhacda 'WIILAL REER HARGEYSA AH OO DHAR- XAYAYSIINAYAY'. Fekerkayga haddii aan soo bandhigo, iyada oo aanan ku degdegayn...
Madaxweynaha Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Terminal-ka Gaasta ee Shirkadda SOMGAS iyo Qiimo Dhimis...
Berbera,(HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Sabtidii xadhiga ka jaray terminalkii ugu weynaa ee geeska Afrika ay shirkadda SOMGAS dalka...
Roobkii Gu’ga Oo Maanta Ka Hoorey Gobolka Gabiley Iyo Muuqaal Kooban Oo Laga Duubay...
Gabiley,(HargeisaPress) — Magaalada Gabiley ayaa waxa maanta ka da’ay roobkii gu’ga kaas oo maasheeyey guud ahaan gobolka.
https://youtu.be/EBXbBG6Eegs
Waxaana raxmaadkan eebe ku qabowsaday bulshada magaalada Gabiley...