Kulanka Weftiga Madaxweyne Biixi iyo Jaaliyadda Reer Somaliland

0
Washington (Hargeisa Press)- Waxaa mardhaw la filayaa inuu bilaabmi doona kulanka koowaad ee ay yeelanayaan jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Maraykanku ay...

Sababaha keenay in la Xidho qaar ka mid ah Hawl wadeenada Wasaaradda Warfaafinta.

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Ciidamada amaanka gaar ahaan Booliska ayaa maanta xabsiga u taxaabay 7 Xubnood oo ka mid ah Hawl wadeenada Wasaaradda Warfaafinta kuwaas oo...

Wasiir Reer Jabuuti Ah oo Hadyad U Soo Dirtay Maayarka Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Maayarka caasimadda Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa guddoomay Hadyad ay u soo dirtay Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Jamhuuriyadda Djibouti Hibo...

Sheekh Shariif, Xasan Sheekh iyo C/raxmaan C/shakuur oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey Kismaayo

0
Kismaayo (Hargeisa Press)- Wafdiyo heer sare ah oo ay kala hogaaminayaan madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta...

Masuuliyiinta Xisbiga WADANI Oo Si Kulul u Dhaliilay Xukumadda Somliland Iyo Guddida Komishanka

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee WADANi oo manta shir jaraa’id ku qabtay xafiiska xisbiga ee magaalada hargeysa ayaa waxa dhaliilo xoogan...

Dawladda Kenya Oo Sheegtay Inay Hargeysa Ka Furanayso Xafiis Diblomaasiyadeed –

0
Nairobi , (HargeisaPress) —Dawladda Kenya ayaa sheegtay inay 16 xafiis diblomaasiyadeed ka furanayso 16 wadan oo Afrikaan ah saddexda sannadood ee soo socda. Wasiirka arrimaha...

Xisbiga KULMIYE Iyo Garabka Jamaal Cali Xuseen Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Nuxurka Wada Hadalo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Masuuliyiinta xisbiga KULMIYE iyo garabka Jamaal Cali Xuseen ayaa faahfaahin ka bixiyay nuxurka wada hadalo shalay magaalada hargeysa uga bilaabmay.   Garabkan Jamaal Cali...

Buuq iyo Sawaxan Hadheeyay Fadhigii Baarlamaanka Soomaaliya

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Fadhigii baarlamaanka Soomaaliya ee maanta, ayaa ku soo dhamaaday buuq iyo isfahanwaa xilli baarlamaanku uu u ballansanaa inuu bilaabo la xisaabtanka...

Daawo Muuqaal: Wasiirka Diinta Iyo Kulamada Berbera ee Maanta

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Jamhuuriyada Somaliland Sh,Khaliil C.laahi Axmed oo Kormeer Shaqo ku Jooga Magaalada Berbera ayaa Maanta Kulan la...

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo Qalab Gaadhsiisay Degmadda Xudun

0
Xudun (HP): Isu-duwaha wasaaradda caafimaadka ee gobolka Sool ahna guddoomiyaha guddiga ka hor taga Covid-19 ee gobolka Sool ayaa maanta degmadda Xudun ee gobolka...