“Guusha Xisbiga SDP Waa Guusha Somaliland”… Danjire Saamiya Muuse

0
Helsinki (Hargeisa Press.com):  Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Finland Marwo Saamiya Xaaji Muuse, ayaa ka hadashay muhiimadda siyaasadeed ee Somaliland ugu jirta guusha uu...

Kulanka Weftiga Madaxweyne Biixi iyo Jaaliyadda Reer Somaliland

0
Washington (Hargeisa Press)- Waxaa mardhaw la filayaa inuu bilaabmi doona kulanka koowaad ee ay yeelanayaan jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Maraykanku ay...

Xukuumadda oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Mudaharaadyadii Cirro Ku Baaqay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa waxaa uu jawaab kulul ka bixiyay mudaharaadkii uu ku baaqay musharaxa...

Daawo Muuqaal: Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Maanta Tababar u soo Xidhay Xeer ilaaliyaal...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa maanta Tababar u soo xidhay Xeer ilaaliyaal iyo Garoorayaal ka kala yimid...

Sababaha keenay in la Xidho qaar ka mid ah Hawl wadeenada Wasaaradda Warfaafinta.

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Ciidamada amaanka gaar ahaan Booliska ayaa maanta xabsiga u taxaabay 7 Xubnood oo ka mid ah Hawl wadeenada Wasaaradda Warfaafinta kuwaas oo...

Somaliland: Wadaad laga Mamnuucay inuu Masaajidada ka jeediyo Khudbado iyo Casharada Diiniga ah

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland Sheekh Khaliil C/llaahi Axmed ayaa soo saaray qoraal uu kaga mamnuucayo Sheekh Aadan Sunne inuu masaajidda...

Mas’uuliyiinta Saddexda Xisbiga Qaran Oo Maanta Ka Amba Baxaya Caasimada Hargeysa Una Sii Jeeda...

0
laascaanood, (HargeisaPress) —Masuuliyiinta saddexda xisbi qaran ee KULMIYE,UCID Iyo WADDANI ayaa la filayaa inay maanta ka amba baxaan caasimadda hargeysa iyaga oo usii jeeda...

Bangiga Dhexe iyo Wasaaradda Maaliyada oo Diyaarinaya Adeegsiga Hanaan-xisaabeed Mideysan

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Bangiga dhexe ee Somaliland iyo Wasaaradda Maaliyada, ayaa la sheegay inay diyaarinayaan adeegsiga hanaan xisaabeed ay ku mideysan yihiin hay’addaha...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeed Dadkii Ku Dhintay Shilkii Gaadhi Ee Ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo Isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somalilandba waxa uu Bulshada Somaliland ka tacsiyadaynayaa Shilka...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Ku Tagay Gobolka Awdal Gurmadna Gaadhsiiyay Dadka Abaartu Hayso +...

0
Boorama, , (HargeisaPress) —Wefti balaadhan oo uu hogaaminaayo Madaxweynuhu ayaa subaxnimadii hore u ambabaxay gobolada galbeedka, safarkaas oo ujeedadiisu ahayd sidii madaxweynuhu shacbiga ay...