Natiijada Imtaxaankii Shahaadiga Ahaa Ee Somaliland Oo Lagu Dhawaaqay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) – Xafiiska Imataxaandka Qaranka Somaliland ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay imtaxaankii shaahadiga ahaa ee fasalada 8 ee dugsiga...

Dalladda SONSAF Oo Markii Ugu Horraysay Taariikhda Somaliland Warbixin Ka Diyaarisay Ciidanka Booliska Somaliland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) –Dalladda ay ku bahoobeen Ururrada Bulshada Rayidka Somaliland ee SONSAF, ayaa waxa ay soo saartay Warbixin dheer oo markii ugu horraysay taariikhda...

Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Ka Warbixyey Saraakiil Soo Dhameystey Waxbarasho Dibada Ah

0
Hargeysa, (HargeisaPress) – Taliyaha ciidamada qaranka Somaliland, sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo khudbad ka jeediyay madal Madaxweynaha Somaliland ku maamuusayay Saraakiil ka tirsan...

Dood furan: Sidee waddan loo lexo-jecleeyaa?

0
Dood furan: Sidee waddan loo lexo-jecleeyaa? ________________________________________ Dooddani waxaa falanqayn doona aqoonyahano reer somaliland ah  kala jooga daafaha dunida gaar ahaan yurub,africa,asia, waxayna si toos...

Wasaarada Maaliyadda Somaliland Oo Soo Saartay Qiimaha Sumada Baabuurta Ee La Bedelay Iyo Tacriifada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) – Wasiirka wasaarada horumarinta maaliyada Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa soo saartay qiimaha cusub ee sumada baabuurta ee la bedelay iyo tacriifada...

Fanaanada Khadra SINIMO Oo Shaacishay Inay Gebi Ka Baxday Kooxda XIDIGAHA GEES-ka, Eedeyna U...

0
“Xasan Saleeban Dhuxul iyo Axmed Weli Furinle Waxay ku kaceen cadaalad darada iyo kala qaybinta qabyaalada iyo naxliga, waxaanay cuna-qabateeyeen fankaygii” Khadra SINIMO Hargeysa, (HargeisaPress)...

Dowladda iyo Mucaaradka Koonfurta Sudan oo heshiis kula saxiixday Addis Ababa

0
Nairobi, (HargeisaPress) – Dowladda iyo Mucaaradka Koonfurta Sudan ayaa heshiis kama danbeys ah ku kala saxiixday magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya oo lagu...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Jaamac Nuur Xasan...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qayb-galay aaska marxuum Jaamac Nuur Xasan Warfaa oo kamid ahaa waxgaradkii...

Nicholas Haysom oo noqonaya ergeyga gaar ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya

0
Hargeysa, (HargeisaPress) – Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guturres ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Nicholas Haysom in uu noqdo ergeyga gaar ah...

Maareeyihii Hore Oo Kashifay In Qaar Ka Mid Ah Haamihii Shidaalka Berbera La Googooyay,...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) – Maareeyihii hore ee Haamaha Shidaalka Berbera Sheekh Saleebaan Siciid Cali ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay Lacagta daynta ah ee ay...