Magaalada Hargeysa Oo Si Weyn Looga Dareemayo Buuxinta Jagadii Uu Baneeyay Cabdiraxmaan Cirro Iyo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Waxa magaalada Hargeysa laga dareemayaa dhaq-dhaqaaq siyaasadeed ee khuseeya buuxinta jagadii gudoomiyaha Wakiilada Somaliland ee uu baneeyey Cabdiraxmaan Cirro,waxaana loolan adagi  uu dhex...

Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Iyo Saraakiisha Ciidamada...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Taliyaha ciidamada Booliska Somaliland sareeye guuto Cabdilaahi Fadal Imaan oo mudooyinkii u danbeeyey xaalad caafimaad ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta dalka dib...

Eight migrants die in Mediterranean: aid group

0
Eight migrants died in the Mediterranean and 375 were rescued from small boats on Tuesday, aid group Proactiva Open Arms said. More than 2,200 people...

Kenya Decides: BBC Africa presents special election coverage

0
With coverage across many outlets and languages, BBC Africa is keeping audiences across the continent and beyond updated with everything they need to know...

Wasiirka Warshadaha Somaliland Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Degmada Geedbalaadh ee Gobolka Gabiley

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Warshadaha Somaliland Ayaa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Degmada Geedbalaadh + Shacbiga Degmadaasi Ayaa Muujiyey Dareenkooda Rabiitaanka Xisbiga Kulmiye. https://youtu.be/FSgPo3fdqgA

Kulmiye Oo Magacaabay Agaasimaha Guud Ee Maamulka Xarunta Xisbiga

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Xoghayaha guud ee xisbiga KULMIYE Md. Xasan Siciid Yuusuf ayaa Caydaruus Aadan Garwaf u magacaabay inuu noqdo agaasimaha guud ee maamulka xarunta guud...

Marwo Edna Aden Oo Shacabka Ka Codsatay Inay Ku Garab-istaagaan Xilka Loo Magacaabay –

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Ergayga wada hadalada Somaliland iyo Somaliya uu dhawaan u magacaabay madaxweyne Siilaanyo Edna Aadan Ismaacil ayaa jeedisay khudbadii ugu horaysay oo ay ku...

Xukuumadda Somaliland Oo Mar Kale Go’aan Cusub Kasoo Saartay Kiniisad Hargeysa Dib Looga Furey...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Xukuumadda Somaliland ayaa go’aan adag mar kale kasoo saartay kiniisad Hargeysa laga furay taas oo muran badan ka dhalatay,waxaana ay gabi ahaanba albaabada...

Somaliland secures record $442m foreign investment deal

0
(CNN)The unrecognized nation of Somaliland, a semi-autonomous region of Somalia, has secured its largest ever foreign investment deal. Dubai-based development firm DP World will pump $442...

Gudoomiye Fasal Cali Waraabe Oo Eedaymo Usoo Jeediyey Gudoomiye Cirro Oo Maanta Xilka Gudoomiyaha...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro ayaa eedaymo usoo jeediyey Dr Cabdiraxmaan Cirro oo maanta si rasmi ah iskaga...