Madaxweyne Siilaanyo oo Dr. Edna Aadan u Magacaabay Xil Qarannimada Somaliland Muhiim u ah

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Ergayga gaarka ah ee Somaliland u qaabbilsanaan doona wadahadallada Dawladda Federaalka Soomaaliya u magacaabay Drs...

Madaxweynaha Turkiga oo Booqday Dalalka Carabta, Kana Hadlay Xasaradda gedoominta Qadar

0
Ankara, (HargeisaPress) —Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay inaanay cidna dani ugu jirin inay daba dheeraadaan xasaradaha u dhaxeeya dawladda Qadar iyo...

Shirkadda Daabacaadda Casriga ah ee SAGALJET oo Wacdaro Ka Dhigtay Carwada Buugaagta Hargeysa +...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirkadda daabacaadda casriga ah ee SAGALJET, ayaa wacdaro layaab leh ka dhigtay carwada bandhigga buugaagta Hargeysa, waxana ay noqotay shirkadda iska leh...

Ururka Qareenada Somaliland Ee SOLLA Oo Warsaxaafadeed Kasoo Saarey Khaladaadka Sharci Ee Ka Dhashay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Ururka Qareenada Somaliland ee Solla ayaa qoraal warsaxaadaeed ah kasoo saarey Baaq Ku Saabsan Caqabadaha Dib-U Dhaca Doorashada Ka Yimid Iyo...

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Shirkada Dahabshiil Ka...

0
Berbera, (HargeisaPress) — Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 17.07.2017 xadhiga ka jaray hotel...

Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Ka Dhawaajiyey In Xisbiyada WADDANI Iyo KULMIYE Ay Ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa markii u horeysay shaaca ka qaaday inay talaabo adag ka qaadi doonaan xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE...

Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Shil Baabuur Oo Qaar Ka Mid Ah Gaadiidka Weftigii...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — War-Saxaafadeed ka soo baxay Xarunta dhexe ee Xisbiga KULMIYE ku leeyahay magaalada Hargeysa, ayaa lagaga warramay Shil Baabuur oo ku yimi...

Wareysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Hal-abuur Aadan Tarabi Jaamac Qaybta Koowaad.

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Barnaamijka bandhiga Deeqa oo ka baxa muuqaal baahiyaha Somali Cable, isla markaana ay daadihiso Deeqa Maxamuud Qaloonbi ayaa waxa ay taxane...

“Qofku isagoo fadhiya gurigiisa ayuu kelmad wanaagsan oo baraha bulshada Facebook, Whatsup geliyo ku...

0
Qofka suxufiga ah ee wax qoraya ama kelmadaha culimada sii faafinaya, ee awoodii Ilaahay siiyey uga faa’iidaynaya ummada way anfaci doontaa. Hargeysa, (HargeisaPress) —Sheekh Maxamed...

Kooxda Xidigaha Geeska Oo soo Saaray Hees Cusub: AFKAYGOOW QOLO MA TIHID

0
HargeisaPress — Kooxda caanka ah ee Xidigaha Geeska, oo siweyn looga jecelyahay guud ahaan adduunka iyo dhulka Soomaalidu degto, ayaa soo saaray hees cusub...