Hargeysa: Darawal Gaadhi Jiidhsiiyay Askari Taraafik Ah + SAWIRRO

HARGEISA, (HargeisaPress) — Galinkii hore ee Isniinta maanta ayuu nin Taraafik ah Gaadhi Vitz ah ama bulshadu u taqaan DUKHAAN-ka ahi ku jiidhay Badhtamaha...

Xafiisyadii Isku Xidhi Jiray Somaliland Iyo Dunida Inteeda Kale Ee Ka Furnaa Berbera Oo...

Berbera,(HargeisaPress) — Gabi ahaanba waxa saaka albaabada loo xidhay xafiisyada Wakiilada Markiibta Koonteenarada Xambaara ee berbera ee loo yaqaanay (Shipping lines) oo ah shirkado...

BERBERA: Ganacsato Cabasho Ka Muujiyay Shirkadda Kontenariska Perma Container Line

Berbera, (HargeisaPress) — Shirkadda Kontenariska Qaada ee Perma Container Line  oo kamid ahayd shirkadaha ka shaqeeya dekado  kala duwan oo ay kamid tahay dekada...

Wasaaradda Deegaanka Oo Ka Hadashay Wiil Sawir Ku Galay Buur Halis Badan

Hargaysa (Hargeisa Press): Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa ka hadashay Wiil dhalinyaro ah oo naftiisa khatar geliyay. Kadib markii Wiilkaasi uu sawir...
video

Wasaaradda Gaadiidka Oo qabatay Kulan lagu Lafa Gurayo Xeerka Nabad Galyada Wadooyinka Somaliland

Hargeysa , (HargeisaPress) — Kulan laba cisho socon doona  oo lagu lafa gurayo wax ka badalka iyo kaabista xeerka nabad galyada wadooyinka Somaliland, Xeer...

Magaalooyinka Burco,Berbera,Borama,Ceerigaabo Iyo Laascaanood Oo Si Wayn Looga Ciiday

Hargeysa, (HargeisaPress) —Sida looga ciiday magaalooyinka Burco,berbera,borama,laascaanood iyo ceerigaabo ayaa waxay noo sheegeen in si wayn looga tukaday salaada ciidal fidriga isla markaana si...

Badhasaabka Sool Oo Digniin U Diray Hudheeladda Laascaanood

Laascaanood (Hargeisa Press): Badhasaabka gobolka Togdheer C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa digniin u diray mulkiileyaasha iyo masuuliyiinta hudheeladda ku yaalla magaaladda Laascaanood. Waxaanu badhasaabku uga digay...

Xisbiga Kulmiye Oo Magacaabay Guddiyada Soo Xulida Murashaxiinta Iyo Xalinta Khilaafyada Murashaxiinta Ee Wakiiladda...

Hargeysa (HargeisaPress)-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Axmed Cabdi Xuseen (Axmed C/dheere) ayaa magacaabay sadex guddi oo xisbiga KULMIYE u xil saaray soo...

Wasiirka Gaadiidka Somaliland Oo Furay Dugsi Loogu Tallogalay Derawaliinta Dawladda

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furtay dugsi waxbarasho oo loogu talogalay inay aqoon...

Markab Sida Qaxoonti Yemen Ka Yimid Oo Dekedda Berbera Ku Soo Xidhay

Berbera, (HargeisaPress) —Markab siday Qaxootigii ka soo qaxay dagaalka Yemen oo xalay ku soo xidhmay dekadda Berbera, ayaa la dajiyey goobo loogu tallogalay inay...

Latest News