HAMBALYO AROOS: Ahmed-daahir Maxamud Aw Faarax Iyo Fadxiya Xaaji Maxamed + SAWIRRO

0
HargeisaPress — Aabo Maxamud Aw Faarax, Hooyo Faadumo Ibraahin Guled, Aamina Maxamud Aw Faarax, Cabdi Maxamud Aw Faarax, Xaaskiisa Saynab Cabdilaahi Xaaji, Cumar Xuseen...

Si Xeeggo-na Xeeggo U Ahaato, Labada Doorasho Iyamaa Dib U Dhigis Leh?

0
HargeisaPress —Somaliland doorashooyin waaweyn ayaa ku soo fool leh, laba ka mid ahi waa ay isa saaran yihiin (Madaxtooyo iyo Wakiillo). Isha ay leedahay...

Guddoomiye Sharmarke Axmed Muxumed Geelle Oo Soo Bandhigay Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland, ayaa 26-kii sanno oo Jamhuuriyadda Somaliland jirtay maanta ku guulaysatay in loo sameeyo Astaan ama Sumad (Logo)...

Turkigii Somalia Raacye Maxaa u Talo ah Somaliland?

0
Haddaan run ku sheego tobankan shay, Turkigu maanu kala Raacin Somaliland iyo Somalia. Waa suuro gal inay maskaxdaada ka guuxayso aragtida Islaamiga ah ee Turkigu...

HAMBALYO AROOS: Naasir Yuusuf Daahir iyo Hoodo Siciid Shukri + SAWIRRO

0
Aabbo Yuusuf Daahir Axmed, Hooyo Caasha Aadan Yuusuf iyo caruurtooda oo kala ah. 1.  Layla Yuusuf Daahir, Sayigeeda iyo Caruurtooda2. Keyse Yuusuf Daahir 3....

Ilhaan Cumar oo Dalbatay In Laga Furo Ninkeeda

0
Washigton (Hargeisa Press)- Xildhibaanadda gobolka minsota ku matasha Aqalka sare Mareykanka Ihaan Cumar ayaa dacwad furitaan ah ka gudbisay seeygeeda Axmed Xirsi. Ihaan Cumar ayaa...

Trump oo Cunaqabteyn Weyn Ugu Hanjabay Turkiga

0
Washigton (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta ballanqaaday “cunaqabateyn weyn” oo la saarayo Turkiga sababo la xidhiidha weerarka ay ciidamada dalkaas ku...

Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo Hoggaamiyeyaasha Mucaaridka

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo uu wehelinaayo madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta...

Xafladii Arooska ee Madaxtooyada iyo Xabaal Dhigii Saraakiisha Oo Isku Xili Ahaa BY: CABDILAAHI...

0
Qalinyahaw midiyo iinoqo madare Kumariimo dhiig kudhig heesta milil Miilay qadhaadh dacar lagu margado( abwaan gaariye) Qalinka uma qaadan in aan hadlo door siyaasi ah...

Ha La Barooran Dambiilaha Si Aad Ula Oydo Cidda Dulman Ee Hiilka U Baahan

0
Beryahan dambe waxa saxaafadda iyo baraha bulshada (social media) aad ugu soo batay dadka caadaysta inay si caaddifadaysan ula baroortaan qof dambiile ah ama...