Heestan Waxa layidhaa dhalanteed Waana baydka Kowaad By: Mujaahid Cabdi Muxumed Yuusuf (Cabdi Madoobe...

HargeisaPress — Heestan waxa layidhaa dhalanteed ?1. dhalin wada cawaysoo dhawrsooni sheekada isku dhaafsanlayd iyo dhaqankiyo xishoodkii waxa dhaawacee dilay wiil dhiranoo raba dhibyaraan...

Maradona Oo Ronaldo Ku Sifeeyay “Musixir”

Xiddigii hore ee kubadda cagta ee reer Argentina, Diego Maradona ayaa ku sifeeyay xiddiga Juventus ee Ronaldo “musixir” ka dib markii uu saddex gool...

“Faysal Cali Waraabe magaca noo ma yeeline ! Horaa u hantinay !” Marwo Samia...

Aniga o ku hadlaya Magacayga Samia Muse Iyo Magaca Godomiyaha Gobolka Saaxil Rooda Ahmed Yaasin waxaan u sheegayna Bulsha weyneta Somaliland :   Godomiye Faysal Cali...

Dastuurka Qaranka ayaa Qiray in Xoriyadu muwaadinku tahay xaq dastuuri ah !!

Canbaareyn Xadhiga Xoghayaha Arimaha gudaha ee Xisbiga UCID Maxamuud ali Saleebaan Ramaax. Aniga oo ka shidaal-qaadanaaya xeerarka Caalamiga ah ee Xaquuqda Aadamaha ee Qaramada Midoobay...

Donald Yamamoto: Wallee Feytanow Dhaan Dambe Ayaanay Cidina Kuu Dhiiban:  Waxa Qoray Cabdiraxmaan Cadami

Dawladda Maraykanku safiirrada ay u magacaabayso in ay wakiillo uga noqdaan dalalka Dunida waxa lagu soo xulaa waayo aragnimadooda iyo aqoonta ay u leeyihiin...
video

Dahabshiil Gruop waxay ka qaybqaadataa Maalgashiga Agaasimaha E-Dahab Fuad Ahmed Nuh

Hargeysa, (HargeisaPress) —Agaasimaha E-Dahab Fuad Ahmed Nuh ayaa ka waramay sida ay Shirkadda Dahabshiil Gruop uga  qaybqaadato Maalgashiga Somaliland iyo shaqo abuurka dhalinyarada. Halkan Ka...

Somaliland: 174 Qof oo ku dhintay Shil Gaadhi tobankii bilood ee sanadkan

Hargeysa, (HargeisaPress) —Somaliland waxa ay kamid tahay wadamada Shilalka gaadiidku  dhibaatada  joogtada ah ku hayaan bulshada. Sanadka waxa ka dhaca Boqolaal Shil gaadiid oo...

Google Oo Soo Saartay Farsamo Oo Lagula Socon Karo Farriimaha Aflagaadada Ah Ee La...

Washington ,(HargeisaPress) — Shirkadda caanka ah ee Google iyo shirkadda raacsan ee Jigsaw ayaa khamiistii ina dhaaftay ku dhawaaqay farsamo cusub oo wakaaladaha iyo...

MAXAA ISKA BADDELI DOONA SIYAASADDA IYO DHAQAALAHA CAALAMKA SANNADKA 2016

Gogol-dhig, Gu waliba waayihiisa leh eh, waxa lagu jiraa qarnigii 21 aad oo laga isticmaalley durtaba 16 sannaddood oo dhameystiran. Waxa is baddel weyni ku...
video

Daawo: Gaadhi Noociisu Ku Cusub Yahay Somaliland Oo Berbera Lagu Sameeyay

Berbera, (HargeisaPress) — Gaadhi noociisu ku cusub yahay Somaliland oo lagu sameeyay Magaalada berbera ee Gobolka Saaxil. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/FHoOyJi2tp4

Latest News