Hoostii Daye, Hareertii Ma Dayo: W/Q: Cabdiraxmaan Cadami
In kasta oo Jamhuuriyada Somaliland madaxbanaanideedii la soo noqotay 26 sanadood ka hor hadana wali si buuxda ugama ay mid noqon beesha caalamka. Waxa...
Hambalyo Meher: Osman Mohamed Ahmed iyo Nasra Ismaaciil ibraahim +SAWIRRO
HargeisaPress —Aqoonyahanka reer india, Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Ali Ahmed Ali Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Warshadaha yuusuf garas, Ahmedyasin sh cumar sh ahmed xildhibaan...
Si Xeeggo-na Xeeggo U Ahaato, Labada Doorasho Iyamaa Dib U Dhigis Leh?
HargeisaPress —Somaliland doorashooyin waaweyn ayaa ku soo fool leh, laba ka mid ahi waa ay isa saaran yihiin (Madaxtooyo iyo Wakiillo). Isha ay leedahay...
Hoggaaminta Madax-weynaha! Qallinkii: Maxamed Faarax Qoti
Guushiisu waxay ku timid codka taageerayaasha xisbiga iyo taxanihii qorsheysnaa ee dhacdooyinka mustaqbalka uu u soo bandhigay umadda, kaasoo ka turjumayey baahidii wakhtigaasi taalay...
Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka oo Tababar u furay Ilaaliyeyaasha imtixaanka shahaadigga
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiye ku xigeenka Xafiiska Imtixaanaadka qaranka Somaliland Xasan Qalinle, ayaa maanta tababar uga furay magaalada Hargeysa qaar ka mida ilaaliyeyaasha imtixaanka...
Agaasimaha Wasaaradda Shaqadda Oo Tababar U Furay Dhalinyaradda Gobolka Awdal
Borama (HargeisaPress) —Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arimaha Bulshada Iyo Shaqo Galinta Somaliland Maxamed Aadan Ilkacase ayaa maanta Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ka furay...
Wararkii Ugu Danbeyay Ee Xanuunka Coronavirus Talyaniga Iyo Soomaalida
https://www.youtube.com/watch?v=J7wqUXPRXQw
Guddoomiye Sharmarke Geelle Oo Kulan Sabootin Iyo Hambalyo Ah Kula Soo Yeeshay 50-Kii...
"Hadii Laba Walaalo Ahi Helayaan, Waa In Aqoon Lagu Tartamo, Wuxuu Ahaa Hal-Hays Iyo Hiigsi In Badan La Rajaynayey In Dalku Gaadho, Waxaana Maanta...
QIIL MA LAHA QUUDHSIGU BY: abdiraxmaan maxamed dheere
Abtirsiga iyo wax isu ahaanshuhu waa hab ururiya oo isku tola dadka afka iyo isirkuba mideeyaan ee diin iyo deegaan wadaagta ah ee soomaaliyeed....
“Muxuu Qoray Dr. Baadiyow Ma Warqad, Mise Warqas?”. Boobe Yuusuf Ducaale
“Qalinyahowmindiyo,
Ii noqomaddane,
Ku marrimodhiig,
Kuna meydhociin.
Khadkanhoomurka,
Kiimacallinka ah,
Eemidab-caska ah,
Ku dhigheestanmilil,
Maaleeyqadhaadh,
Dacarlagumergado,
Maarrahaansitiyo,
Kalaashkoofkamudan,
Midigaadtartide,
Mededbaankuidhi,”
Maansada Mandela eeMaxamedXaashiDhamac (Gaarriye),
Muqdisho, Juulay, 1980kii,
Waa maalmo maantood. Waa maalmihii nin debcaa dhan uga guran jiray ee dabka...