Hambalyo Maareeyaha Cusub ee TVga Qaranka JSL iyo Sagootin Maareeyihii Hore oo u Dallacay...

0
Asalaamu Calaykum,Maanta ayay ahayd markii uu Maareeyihyii hore ee TVga Qaranka Saaxiibkay Khadar Xasan Cali Gaas uu Xilkii ku wareejiyay Maareeyaha Cusub saaxiibkay Cabdi...

Machadka cilmibaadhista Beeraha oo soo bandhigay qorshe wax-lagaga beddelayo beeraha dalka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Mac-hadka Cilmi-baadhista Beeraha Somaliland, ayaa daah-furay qorshe ballaadhan oo lagu doonayo in wax lagaga beddelo beeraha dalka, isla markaana kor loogu qaado...

Hay’adda Shaqaalaha oo fasax-gelisay shaqaalaha dowladda

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Hay'adda shaqaalaha dowladda Somaliland, ayaa fasaxday shaqaalaha dowladda, munaasibadda Fasaxa Dhalashadda Nebi Maxamed (N.N.K.H) oo ku beegan beri oo Axad ah. Waxa...

Shirkaddaha Somcable iyo MSG oo ka qayb-galay Shirweynaha ICT-ga

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Shirkaddaha Somcable iyo MSG oo ka mid ah Shirkaddaha waa weyn ee ka jira dalka Somaliland, ayaa ka qayb galay Shirweynihii...

Gobollada Bari xabbad uma baahnee xal siyaasadeedbay u baahanyihiin !

0
Gobolka Sool  waa gobol ka mida deegaanka Somaliland oo ay ku dhaqan yihiin bulsho dhaqan iyo dhaqaale wadaag ay yihiin dhammaan deegaanada kale ee...

Gudidda Doorashooyinka oo tababar u qabtay hawl-wadeenada doorashooyinka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Gudidda Doorashooyinka Somaliland ee heer qaran, ayaa bilaabay tababarka hawl wadeenada goobbaha loo dirayo, iyadoo xilliga Doorashooyinka ay ka hadheen wax ka...
Faysal Cali Waraabe

Faysal Cali Waraabe oo hal arrin ugu baaqay Beesha Caalamka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa waxaa uu baaq culus u jeediyay wadamada Beesha Caalamka. Faysal Cali...

Qodobo aan jecelaystay in aan idinla Wadaago Qallinkii: Sahra Kiin Kaahin

0
1.Dad badan oo ramadaantii hore inala soomay nasiibdarno Ramadaanta may helin fursadan oo kale qaar badan way dhinteen oo xaqii baa u imid, qaar...

Beesha Cabdale Abokor oo Shaacisay 2 Murashax oo Ku Matalaya Doorashada Goleyaasha Wakiilada iyo...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Beesha cabdale Abokor oo ka mid ah beelaha dega Somaliland ayaa maanta shaaciyay laba murashax oo ku matalaya beeshaasi doorashada...

Taliyaha Ciidamada Booliska oo 365 Askari tabobar ugu soo-xidhay Dugsiga Mandheera

0
Mandheera (Hargeisa Press)- Taliyaha guud ee Ciidamada Booliska Somaliland, Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi, ayaa Dugsiga Mandheera ee Mujaahif Lixle tababar ugu soo xidhay...