OGEYSIIS: Xaflada Soo Dhawaynta New ucid Iyo Ku Soo Biirista Xisbiga Kulmiye ee dalka...

0
STOCKHOLM — Waxaan taageerayaasha xusbiga kulmiye iyo taageerayaasha garabkii jamaal cali xuseen ee newucid wergelinaynaa inay si mug leh uga soo qaybgalaan xafalada ku soo...

Golaha Wakiillada Somaliland oo war soo saaray, baaqna ujeediyay laamaha amaanka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Shir-guddoonka aqalka Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo maanta Xukuumadu xabsiga u taxaabtay. Xildhibaan...

Wasiir Mareexaan oo boggaadiyay warbixintii Baanka Adduunka ku qiimeeyay dekedda Berbera

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland, Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), ayaa soo dhaweeyay warbixintii dhawaan Baanka Adduunku soo saaray ee...

Wasaaradda Shaqo gelinta oo soo qaban-qaabisay kulan Lagu Gorfaynnaayo Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Kulan laba Cisho Socon doona oo ay Ka Soo Qayb galeen Wasaaradaha Shaqo gelinta,Gaashaandhiga iyo Hay'ada Shaqaalaha dawlada oo lagu gorfaynayo Dhamaystirka...

Dhaqaalaha dadka ee qof ilaa qoys oo hoos u dhac weyn ku yimid markaad...

0
Su'aasha ugu badan ee dadku isweydiinayaan waa maxaa is badelay? Siyaasadu waa u dananaynta dadka u adeegidooda iyo u hadalkooga hadba xaaladaha lagu jiro iyo...

Somaliland oo Dil qisaas ah ku fulisey Ragii dilka gaystey

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay saaka dil qisaas ah ku fulisay laba gacan ku dhiigle oo dhowaan lagu xukumay dil toogasho...

Ethiopian Airlines oo hakisay duullimaadyadii Beirut iyo Tel Aviv

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Shirkadda diyaaradaha ee Ethiopian Airlines, ayaa maanta ku dhawaaqday inay joojisay dhammaan duullimaadyadii ay ku tagi jirtay Beirut iyo Tel...

Agaasimaha Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo Qaabiley Suxufiyiin Ka Socday Itoobiya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mustafe Cabdi Ciise (Shiine), ayaa maanta suxufiyiin ka socday Warbaahinta Itoobiya uga...

XEER-JIR & XOOLO-JIR: Qaybtii 1aad Ninkaad Kabihii Tolayso Ayaa Kaffankaa Tolaaya. Qalinkii...

0
“Gorfeynta Xadka Gummeynta & Galalafka Xoolo-jirka & Ka Sayid Calaynta Xeer-jirkii Xilkasta ahaa" Sidda looga qaateenku soo wariyay, marka laga hadlaayo hanaankii xulasho hogaamineed...

Somaliland oo cambaaraysey Xasuuqa ay degaanka Dacawaley ka-geysteen Ciidamada Liyuu Boolisku

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay si kulul u cambaaraysey xasuuqa ay Deegaanka Dacawaley ka gaysteen Ciidamada Layuu Booliska ee maamulka Dowlad...