HAMBALYO MEHER: Maxamed Cabdiraxmaan Jibriil iyo Kaltuun Axmed Muxumed+ SAWIRRO

0
HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Amed-yasin sheikh Axmed, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan...

Warbixinaha Xiisadda Khaliijka 20 June (Xoolihii Noolaa ee Qatar oo Daaqii Loo diiday)

0
HargeisaPress —Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qadan doona xiisada siyaasadeed ee u dhexaysa dalalka Carabta qaarkood iyo Wadanka Qatar. https://youtu.be/hBQRPZwCLN4 HargeisaPress News Desk — Hargeisa info@hargeisapress.com

Shacabka Caasimada Hargeysa Oo Ka Hadlay Heshiiska Ay Kala Saxeexdeen Dawlada Somaliland Iyo Kooxda...

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Shacabka magaalada Hargeysa ayaa ka dareen celiyey sida ay u arkaan heshiiskii ay magaalada Hargeysa ku kala saxeexdeen dawlada Somaliland iyo Kooxda...

Ciidamada Booliska Somaliland Oo Magaalada Hargeysa Ku Qabqabtay Dhar Ciideed Dalka Lasoo Galiyey+Sababta

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Guddiga Wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland oo kaashanaya ciidamada Booliska Somaliland isla markaana maalmihii u danbeeyey hawlgallo ka waday gudaha magaalooyinka...

HAMBALYO MEHER: Xasan Maxamuud Tani iyo Ayaan Cilmi Kaahin + SAWIRRO

0
HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Amed-yasin sheikh Axmed, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan...

Dallada SONYO Oo Daawo, Gaadiid Ambulance Iyo Shaqaale Ku Wareejisay Maamulka Gobolka Togdheer

0
Burco, (HargeisaPress) — Dallada Dhalinyarada Heer Qaran ee SONYO iyo ururada xubnaha ka ee Gobolka Togdheer ayaa ku wareejisay maamulka gobolka togdheer dawooyin, 8...

Agaasimaha Guud Ee Ciyaaraha Somaliland Oo Magacaabay Gudida Hagi Doonta Ciyaaraha Bisha Ramadaan.

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Agaasimaha guud ee wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Md. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa maanta ku dhawaaqay Gudi hagi doonta...

Aqbali Mayno In Mushaharkii Shaqaalaha La Waayo Iyadoo Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Gabiley Noo...

0
Gabiley,(HargeisaPress) — Xildhibaan Cabdicasiis Cabdilaahi Ismail oo Shir Jaraaid ku qabtay Gabiley ayaa ku tilmaamay Kharashka ku baxa soo dhawaynta Murashaxa Madaxwaynaha Xisbiga Kulmiye...

Tartanka Kooxaha Kubadda Cagta Heerka Koowaad ee Caasimadda Hargeysa oo Maalinta Berrito la Ciyaari...

0
HargeisaPress — Iyada oo Tartanka kooxaha kubadda cagta heerka koowaad ee caasimadda oo labadii toddobaad ee ugu dambeeyay si qurux baddan oo habsamiya uga...