Xafladii Arooska ee Madaxtooyada iyo Xabaal Dhigii Saraakiisha Oo Isku Xili Ahaa BY: CABDILAAHI...
Qalinyahaw midiyo iinoqo madare
Kumariimo dhiig kudhig heesta milil
Miilay qadhaadh dacar lagu margado( abwaan gaariye)
Qalinka uma qaadan in aan hadlo door siyaasi ah...
Xukuumada Maanta Iyo Horumarka Dalka Ka Muuqda Midaan La Masuugi Karin.
Xukuumada horumarka iyo waxqabadka dalka oo ah xukuumada uu maanta hogaamiyo madaxweyne siilaanyo ayaa mudadii dhawrka sano ahayd ay jirtay waxay qabatay oo dalka...
Diiwaan-gelinta Madaniga ah:Ma-Xeelad Muddo Kordhineed Mise Dan-Qaran!!!!.Faalo: Khadar Gureyte
Tan iyo Todobaadadii ugu danbeeyey waxaa si wayn guud ahaanba dalka looga dareemayey muranka Siyaasadeed ee ay dhalisay Diiwaan-gelinta Madaniga ah oo la filaayo...
Awr Markii Horeba Dheelliyayey Oo Haddana Dhinac Laga Raray!!! W/Q: A. A. Ciidle.
Guubiskii madow dhegaha way ugu gammuuraane
Waana geela bacawgii si baa loo gol leeyahaye
Garruudkii hayin ahaa marbuu raran gubyoodaaye
Gurgurshaa maroor loogu xidhay caynka ganaciisa
Kolba gibisha...
“Muranka Diwaangalinta iyo Mugga Xildhibaannada” Qalinka Boobe Yuusuf Ducaale
Nin hadduu tashiga guuto faran, keli ganaanaysto,Gaaraa-yucuuntiyo shinnida, gurucyo-dhaadheerta,Giiryaalayaashiyo fulaa, laguma-guuraanka, Gumarta iyo maajeenta iyo, geed-xunkiyo tuugga,Gun-gunnaafka iyo maarta iyo, gocorka aan buubin, Kun...
Dhaqanka Qofka oo Gawrac Labada Dhegood Loogu Simo Qaybtii 2′aad Faallo: Qalinka Xassan Cumar...
David Haines, Samafale Ka Soo Jeeda Ingriiska oo Kooxda Daacish Dhegta Dhiigga U Dartay Qaybtii hore ee qormadan waxaan ku xusnay David Haines (Hingiriis),...
Scotland (YES) iyo England (NO) keebaynu taageernaa? By: Faysal Qumuj
Salaasada bari ee 18ka sebtembar waxay dadka Scotland qaadi doonaan talaabo taariikhiya. Waxaanay haystaan fursadii ay Aftida ugu qaadi lahaayeen in ay Madaxbanaani kaqaataan...
“Iftiiminta Maqnaanshaha Dhabta Ah Ee Doorka Mucaaradka” Dr Maxamed-rashiid
Sida aynu ka warqabno waxa aynu dooranay Madaxweyne iyo Kuxigeenkiisa, Baarlamaan iyo Golayaal Degaan oo dhammaan ka yimid rabitaankeena iyo codkeena. Sida ay tahay...
Maxaa Sababay In Madaxweyne Siilaanyo Oo Codka Shacbiga Ku Yimi Ka Dhuunto Saxaafadda, By...
Dabeecada Aadamaha waxa ka mid ah in qof walba noloshiisa mar, ama in ka badan la kulmo dhibaato, yaalaa ma dhacdo inuu cimrigiisa ku...
David Haines, Samafale Ka Soo Jeeda Ingriiska oo Kooxda Daacish Dhegta Dhiigga U Dartay....
Ninkii saddexaad oo ka soo jeeda dunida tadhahday (Galbeed) ayaa kooxda Daacish, shalay, dhegta dhiigga u dareen. David Haines waxaa uu u dhashay
dalka Britain...