Madaxweyne Deniga Puntland-oow Kaama Filayn Inuu Shaki Kaaga Jiro Gobolka Ay Bixin Ka Tirsan...
Tan iyo intii maamulka Puntland ee Soomaaliyeed la abuuray waxa socday damac ah in magaalada Garoowe loo fidiyo dhanka gobolka Sool. Isku dayo badan...
SHOWGA Habeenka Ciida Magaalada Ankara Ee Dalka Turkiga.
ANKARA— Ogaysiis dhamaan dadweynaha Soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Ankara in Habeenka Ciida ay kaga tumi doona Fanaaninta aad loo jecelyahaye ee kala ah...
Xalka Qaybinta Kuraasta Golaha Wakiilada
Mar kasta oo loo dhowaado qabashada doorashada Golaha Wakiilada, waxa bilaabma muran ku saabsan habka ay tahay in loo qaybiyo 82 kursi ee Golaha...
Adan Cabdi Ciidle oo si adag u dhaliilay Madaxweyne Muuse bixii
HargeisaPress —"Anigu Muuse Biixi (Madaxweynaha Somaliland) Waxaan u aqaana Rajo Ood' Gacantii aan Ku Doortayna Waata Igu Taale Iyadii ayuumbaan Ku RIDAYAA marka Doorashada...
Maansada Guubaabo: Oo Uu Curiyay Suxufi/Hal-Abuurka Axmed Cismaan Batuun.
Waa Maanso Dhabtii Ay Ka Dhex Muuqato Sida Uu Abwaanku U Saluugayo Heerka Garaadka Bulshadiisa Ee Waqtigan,Oo Ka Hooseeya Halkii Uu Ka Filayay Ama...
Car iyo Wir Ka Dhex Taagan Dugsiyada Gaarka ah iyo Wasaarada Waxbarashadda
Sanadkan mar labaad waxaa foodda iskula jira mulkiileyaasha dugsiyada gaarka loo leeyahay iyo wasaaradda Waxbarashadda Somaliland:
Sanadkii hore ee 2018-kii ayaa sidan oo kale la...
Dacwada Badda ee Kenya iyo Somalia Xukunka Maxkamadda ka dib
Waxa suurtogal ah in Maxkamadu ugu qaybiso si isle’eg xuduudka badda ee ay 2da dal Ku muransan yihiin, taasi oo sahlidoonta In 2dalba ka...
“Jawaabta Ku-xigeenka Garyaqaanka Guud Ka Bixiyay Tallaabada Xadhiga Xildhibaanada Gebilay Iyo Halka Uu Isku...
Ku-xigeenka Garyaqaanka Guud ee dalka oo laga sugayey inuu dabaqo sharciga dalka ayaa isku qaaday arrin aan looga fadhiyin ,xeer jajab iyo in uu...
Xasuustayda Qaahira iyo Safaarada Somaalida W/Qoray: Dr. Abdikarim D Hassan
17 may 2002 ayaan ka degay madaarka qaahira ee dalka masar, aniga iyo koox arday ah oo tiradoodu ahayd 23 oo ka dhoofay magaalada...
Soomaaliya Bur-burkeeda Aduunkaa Ka Wada Socda, Horta Yaan La Tuhmin, Waxaaney Eedey Awood Iyo...
Soomaaliya Bur-burkeeda Aduunkaa Ka Wada Socda, Horta Yaan La Tuhmin, Waxaaney Eedey Awood Iyo Faham La,aan Caalamka Ah, Somalilandse Waa Iney Ciriqa Heshaa Si...