Tacsi ka timid La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha, Maalgashiga iyo Ganacsiga kuna socota Madaxweynha.

0
Waxaan tacsi u dirayaa Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud geerida ku timid walaalkii Jaamac Maxamed oo ku geeryooday magaalda Liverpool ee dalkan UK....

QARAN IDIL KU YEE, QOF HADLAA MA JIRO. faysal cumar madar (faysal Qumuj)

0
Maxaa Gudoomiyaha Jiidali lagu xidhay, yaa xidhay? Waxa kusinaan 14/11/2014 laga qafaashay gurigiisa gudoomiye cabdiraxaman xasan aadan oo ah Hogaanka urur ay ku bahoobeen...

Inad Saama-jiidiyo sanqadh tirasho kala daa Cirrow . Qalilnkii: Yurub jamaal

0
Mudane Cirro oo ah Gudoomiyihii  Golaha Wakiilada tobankii sanadood ee aynu soo dhaafnay isla markaana dadka siyaasada ka faaloodaa ay ku tilmaamaan Gudoomiyihii ugu...

Siduu Yahay Silaanyo Sabankan Aan Joogno Iyo Siyaasi La’aanta, Hadaba Yaa Inoo Sargoyn Arrimahan...

0
Asalaamu calaykum salaan ka dib waxaa aan jeclays tahay inaan qalanka u qaato arrimaha taagan ee dhinaca siyaasada taasi oo ku qotanta hogaaminta qarankan...

Markuu Madaxweynuhu haakah yidhaah ayaan isa sharaxaynaa beehashana waxaan leeyahay.. Qalinkii: Aadan Maxamed Xaaji...

0
Aduun yada ninkii nooli maalinba waxa ayuu maqlaayaa waayo waa aduunyo oo waxaad arkaysaa in ay kol ba si isu badalay so waxaad arkaysaa...

Yaa Caawinaya Wiil yar oo Dalka Gudihiisa waxba Lagaga Qaban Kari waayay DAAWO SAWIRRO

0
Yaa caawinaya Wiil yar oo layidha Cabdixamiid Cabdiqaadir Cali oo dalka Gudihiisa waxba looga qaban kari waayay isla markaana ay dhakhaatiirku ku taliyeen in...

Hankaaga hogaamineed miyaa cid kale loo daba fadhiistaa? Qalinkii: Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse...

0
Waxa isha lagu hayay xilliga uu muujin doonno damaciisa siyaasadeed, kiisa hogaamineed iyo ka midho-dhalinta dhawaaq hore uga soo yeedhay oo salkiisu ahaa inuu...

Ma Hambbay Suggayaan!!!!?…..W/Q Xuseen-Mahdi Xasan Xuseen

0
Dhacdooyin ka taariikheed xiligii la joogaba waxay sumtaan ama ay reebaan hadalo iyo dhacdooyin ma hadhooyin noqda, kuwa la taaggo iyo kuwo la duuggo,...

INAA LIAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN, KULUNAFSIN DAA-IQATUL MOOD Waxan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa...

0
Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi...

Hambalyo Meher Wacan : Cabdiraxmaan Cumar Iyo Kawsar Nuux

0
Aabo Nuux Yoonis,Hooyo Baar Yuusuf, Hooyo Saado Maxamuud,Ayeeyo Xaliimo Yoonis.Ayeeyo Muumina Ibraahin,Saleebaan Nuux Yoonis,Rashiid Nuux Yoonis iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa ,Cabdiraxmaan Nuux Yoonis ,Khadar...