Dhibaatooyinka Siyaasiyiinta Sool Ku Hayaan Dadka Shacabka Gobolkaasi

Anigoo ka duulaya xaqiiqo-raadinta dhabta ah ee taala degaannada Gobolka Sool, waxaan tegay qaar ka mid ah Wasaaradaha iyo xarumaha Dowladda ee ku yaal...

Ehelu Suna oo Ku Gacan Saydhay Guddiga Farsamo Ee Doorashooyinka Galmudug

Dhuusamareeb (Hargeisa Press.com): Ururka Ehelu Suna Wal Jameeca, ayaa ku gacan saydhay guddiga cusub ee farsamo ee ay dhawaan soo magacaabeen madaxweyne Xaaf iyo...

Togdheer iyo Sanag Waxay U Baahan Yihiin Rayaale Oo Kale. Barkhad-ladiif M Cumar

Tan iyo intii ka dambaysay doorashadii madaxtooyadu waxay dadku kala noqdeen rufucyo, siyaasi waliba wuxuu meel ku xidhay xaafadiisii hoose. Taasoo keentay in bulshaddo furfuranto,...

Wasiirka Shaqadda Oo Caawimo Gaadhsiisay Xarumaha Dadka Baahiyaha Gaarka Ah Qaba

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wasiirka wasaaradda sahqo gelinta iyo arrimaha bulshadda Somaliland ayaa caawimo kala duwan gaadhsiisay qaar ka mida xarumaha ay ku jiraan dadka...

Somaliland: Guurtidda oo Loo Qaybiyay Xeerka Ismaamulka Goboladda iyo Degmooyinka

Hargeisa (Hargeisa Press)- Fadhigii maanta ee golaha Guurtidda Somaliland ayaa xildhibaanadda loogu qaybiyay xeerka ismaamulka goboladda iyo degmooyinka kaasoo ka soo gudbay golaha Wakiiladda. Fadhiga...

MUXUU DAARRAN YAHAY SOCDAALKA WAFTIGA HEERKA SARE AH EE QATAR KU MARAYAAN SOMALILAND IYO...

Qatar waa dal aduunka Asia iyo Khaleejka carabtaba caan kaga noqday siyaasad dhex-dhexasdnimo ah oo ay ku kasbadeen indhaha iyo taageerada xidhiidhka aduunka oo...

Dagaal Culus oo Ka Socda Xudduuda Turkiga iyo Suuriya

Ras al-Ain (Hargeisa Press)- Dagaal culus ayaa ka socda magaalada ku taalla xuduuda Suuriya iyo Turkiga ee Ras al-Ain xilli ciidamada Turkiga ay howlgalo...

Wasiirkii Hore Warshadaha Somaliland oo Ka Hadley Horumarka Ka Socda Gabiley

Gabiley (Hargeisa Press)- Wasiirkii hore Warshadaha Somaliland ee Xukuumadii Madaxweyne Axmed Siilaanyo, Shucayb Maxamed Muuse ayaa waxaa uu ka hadley horumarka kala duwan ee...

Waxbarasho Tayo Leh Lama Heli Karo Macallinka Oo Aan La Daryeelin W/Q Cabdiraxmaan Cadami

Hoggaamiyihii ama ra’isal wasaarihii hore ee waddanka Israel Mr Shimon Peres wuxuu yidhi: Dal kasta horumarka uu samaynayo ama samayn doono waxa laga qiyaasa...

Ciidamadda Turkiga Oo Guluf Dagaal Ka Wadda Woqooyi Bari Suuriya

Ankara (Hargeisa Press.com): Ciidamadda dalka Turkiga ayaa cirka iyo dhulkaba ka weeraraya goboladda woqooyi bari ee dalka Suuriya oo ay fadhiisimo ku leeyihiin jabhadda...

Latest News