Hambalyo Aroos Wacan Oo Ku Socota Maxamed Siciid Xuseen & Safa Biixi Xirsi Oo...

0
Suldaan Xiis Ismaaciil Abiib Gudoomiyaha Jimciyada mujaahidiinta Sooyaal Muj. Xasan Cabdi Aw Maxamed & Xaaskiisa Aabo Siciid Xuseen Geelle & xaaskiisa Dr Maxamed Abiib...

FARXADDA QALBIGA W/Q ABUBAKAR MOHAMMED

0
Ma ogtahay in farxadaaddu ay ka timaaddo qalbigaaga, markasta oo qalbigaagu yahay qalbi nadiif ah, waxaa fududaanaya in farxadda qalbigaaga ku jirta ay ka...

Waxa La Sheegayaa Xubno Ka Socda Wasaarada Khaarajiga Denmark Iyo Wasiiro Xukuumadda Siilaanyo Ah...

0
Xukuumada Axmed siilaanyo waxay shalay iibisey moofadii cilmi boodheri ka shaqeyn jiray ee ku taaley magaalada berbera,maantana waxay bilawday inay dadkii iibiso waxa maalmahanba...

Qaylo Dhaan: Waajibka Aqoonyahanka Dalka Ee Ku Aadan Fadeexada Fashilaada Siyaasadeed & Hogaamineed ee...

0
  Allaahuma Qad Ballaqtu…. Allaahuma Fash-had Waan ka raaligalinayaa akhristayaasha luuqada adage e aan ku qorayo maqaalkan, anigoo aaminsan in haddii aanan sidan hadda u qorin...

Trump oo Cunaqabteyn Weyn Ugu Hanjabay Turkiga

0
Washigton (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta ballanqaaday “cunaqabateyn weyn” oo la saarayo Turkiga sababo la xidhiidha weerarka ay ciidamada dalkaas ku...

Maamulka Gobolka Gabiley Oo kormeer Kusoo Maray Goobihii Khasaaruhu Kasoo Gaadhay Roob Dabaylo Watay...

0
Gabiley, (HargeisaPress) —Maamulka Gobolka Gabiley ayaa kormeer Indho indhayna ksoo maray goobihii ay khasaaruhu kasoo gaadhay roobabkii dabaylaha iyo barafka watay ee shalay galinkii...

Abaaruhu Ma Inoo Horseedi Doonaan Horumarka iyo Isku-duubnida Bulshada? Qalinkii: Mustafe Adam

0
Waxa aynu ka wada dharagsanahay wararka dhiilada leh ee inaga soo gaadhaya gobolada, degmooyinka iyo guud ahaan deegaanada dalka, ha ugu badnaadaan jiidaha xeebta...

Khilaafka Xisbiga Ucid Waa Mid u Dhaxeeya Gudoomiyaha iyo Xisbiga..W/Q Xuseen Xasan Badmaax.

0
Beryahan waxa sii xoogaystay khilaafka ka taagan xisbiga ucid oo dhaliyay xil ka qaadista Gud.Faysal kula kacay xubno ka tirsan madaxda xisbiga ucid,.talaabadaa oo...

Madaxweyne Muuse Oo Siciid Sulub Lasocdo iyo Gudoomiye Ciro oo Maxamed Biixi Lasocdo Heshiis...

0
HARGEYSA - In baddan ayaad moodeysay, in Madaxweyne Muuse Biixi ballan-fur iyo Axdi ka bax ku sameeyay khilaafkii u dhexeeyay Xisbiyadda Qaranka ee Mawduucii...

Hargaysa: Ururka VOSOMWO Oo Qabtay Kulan Lagu Wacyigelinayo Dhalinyaradda

0
Hargeysa (Hargeisa Press.com): Ururka Haweenka ee VOSOMWO, ayaa magaalada Hargeysa ku qabtay kulan dhallinyarada lagaga wacyigalinayey dhibaatada uu leeyahay tahriibku, gaar ahaana dhibaatada uu...