Turkigii Somalia Raacye Maxaa u Talo ah Somaliland?

Haddaan run ku sheego tobankan shay, Turkigu maanu kala Raacin Somaliland iyo Somalia. Waa suuro gal inay maskaxdaada ka guuxayso aragtida Islaamiga ah ee Turkigu...

Somaliland: Fringe ‘Media’ Defends Tribal and Personal Interests

If the percentage of fringe, militant media practitioners was small, it would have been negligible, insignificant and not noteworthy at all. It is not...

HAMBALYO AQALKA FARXADDA LEH Dr. Maxamed Aaden Daaud iyo Marwadiisa Hinda Bashiir...

Xasan Faarax Qamaan.   Xasan Axmed Yuusuf, Asma Cismaan Cabdi, Nuura Faarax Cawad, Umalkhayr Yaasiin ismaaciil, Cabdifataax Maxamed Cabdiraxmaan, Cabdillaahi Faarax Yuusuf iyo dhammaan shaqaalaha...

Daawo Muuqaal: Taariikhdii iyo Soyaalkii Faneed ee Maxamed Axmed Kuluc (WARBIXIN + WARAYSI)

Hargeysa, (HargeisaPress) — Alle ha u naxariistee, waxa Duhurnimadii Sabtida shalay ku geeriyooday Magaalada Hargeysa fannaankii caanka ahaa Maxamed Axmed Kuluc oo muddooyinkii u...

LA-TALIYAHA DHAQAALAHA EE MADAXWEYNHA OO TACSI U DIRAAYA EHELKA MARXUUM MAXAMED AXMED KULUC

La-taliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynha Mudane Axmed Xasan Carwo, waxa uu tacsi u dirayaa tafiirta, ehelka, qaraabada iyo asxaabta Maruum Maxamed Axmed Kuluc gaar ahaan...

Guddoomiye ku xigeenka Jaamacadda Admas Oo Tacsi u Dirayaa ehelkii, asxaabtii iyo dhamaan ummada...

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun … waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa ehelkii, asxaabtii iyo dhamaan ummada afka Soomaaliga ku absheegataba geerida...

Xukuumada Siilaanyo waxay wanaagii dawladnimo uwada yeeshay Wegdo, Dalbo,tuur iyo tarbiicooyin ummaddu wada daalacatay....

Maamulkasta oo xukuumadeed waxaa laf-dhabar u ah guusheeda iyo guul daradeeda  hadba tacabka, aqoonta iyo cududa shaqaale ee hawl-maalmeedkeeda u fuliya, Waxaa shacabku u igmadeen...

Reer Hargeisa maxay uga doodi waayeen Warshadii laydhka ee laga iibiyay ganacsatada

Waxaan  Maanta halkan idinku soo gudbinaya inaad ila wadaagtaan dareenkayga ku aadan dowladan kulmiye ee shalay ku eedaynaysay xukuumadii Udub hantidii wadanka aya la...

Oo Miyaanu Ilaahay Odhan “ Inamal-Mu’minuuna Ikhwa’ah”..? By: Mohamed Hassan Daacad

Waxa Hada uun fooda laga soo qaaday Salaadii Casar,Qofkastaana wuxuu soo Gutay Afartii Ragcadood ee Waajibka ahaa,Waxaana uu Ilaahay u bandhigtay Xaajooyinkiisa gaar ahaaneed...

Ogaysiis: Maamulka HargeisaPress Oo Akhristayaasha Raaligelin Ka Siinaya Hakad Galay Hawlihii Shabakadda Labadii Maalmood...

HargeisaPress —Maamulka Shabakadda HargeisaPress waxa uu ka raaligelinayaa akhristayaasha sida joogtada ah ugu xidhan, in labadii maalmood ee u dambeeyey ay u hakadeen wararkii...

Latest News