Garbo Diiri Nin Daguugan Ma’weydo!

Waxaan jeclaaday in hawraar ay gocatay laabtaydu ku hogol tusaaleeyo  qoraalku  in uu yahay tixraac lagu keydiyo hadallada ay kuwada xidhiidhaan aadamuhu, laakiinse, way...

Qorshe Cusub oo Halis Ah oo Qatar Ay Ka Damacsan Tahay Soomaaliya oo Laga...

Muqdisho (Hargeisa Press)- Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka digay khatar uu sheegay in Soomaaliya ay uga soo wajahantahay dowladda Qatar. Dowladda Carbeed...

21 October: Maalintii Soomaaliya Laga Dhagax-dhigay Kacaankii Keli-talisnimada iyo Kawaankii Gawraca Dadka

21 October: Maalintii Soomaaliya Laga Dhagax-dhigay Kacaankii Keli-talisnimada iyo Kawaankii Gawraca Dadka W/Q Maxamed Cirro 21 October waa 50 sanno-guuro ama nus-qarni ah oo waa maalintii...

Iftiiminta Araggii Goob-joogga ahaa ee Bandhigii Buugaagta Laas-caanood. Qalinkii: Akram Cabdala

Haddii aad ka maqnayd xafladdii caalamiga ahayd ee bandhigga buugaagta laascaanood, kaalay imikaba ila arag.  Iftiiminta araggii goob-joogga ahaa. Waxaynu soo gallay magaalo bilic...

Taliye Taani Waa Hanti Qaran Wuxuuna Mutaystay Bilad Geesi Taariikhdaana Xusi Doonta

Sida lawada ogsoonahay Ummad kasta oo dunida ku nooli waxay leedahay taariikh u gaar ah oo lagu qoro Diiwaankeeda. Taasoo ka turjumaysa maraaxilkii kala duwan...

Maansadda Qaran-nimo

 Maansadan oo magaceeda la yidhaahdo ‘ALLE mahadii Weeyaan Muusaa hor kacayoo’, oo uu curiyay C/wahaab Ibraahim Cilmi (C/wahaab Oodweyne), waxay ka mid tahay sil-siladda...

Madaxweyne Deniga Puntland-oow Kaama Filayn Inuu Shaki Kaaga Jiro Gobolka Ay Bixin Ka Tirsan...

Tan iyo intii maamulka Puntland ee Soomaaliyeed la abuuray waxa socday damac ah in magaalada Garoowe loo fidiyo dhanka gobolka Sool. Isku dayo badan...

RUNTU MA FANTAA? XISBIYADA MUCAARADKA AH WAXAY DANTOODU KU JIRTAA DOORASHADA OO LA QABTO!!!

Waxaybu ognahay in xisbiyada mucaaradka ah iyo xukuumadu muddo laba sano ku dhaw isku hayeen arrimahan: - In Komishankii hore la kala diro - In tirada...

Xalka Wada-hadallada Somaliland iyo Somaliya. W/Q: Ali Odey

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 17 July 2019 wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland:- ...

Trump oo Cunaqabteyn Weyn Ugu Hanjabay Turkiga

Washigton (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta ballanqaaday “cunaqabateyn weyn” oo la saarayo Turkiga sababo la xidhiidha weerarka ay ciidamada dalkaas ku...

Latest News