Talo Soo Jeedin Ku Socota Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro).

0
Mudane Madaxweyne,Waxaan ahay muwaadin jecel dalkiisa, mar walbana ka fekera horumarka iyo danta guud ee ummadda. Sidaas darteed, waxaan talooyin horumarineed kuu soo gudbinayaa...

Xildhibaanada Golaha Wakiillada Somaliland oo fariin wargelin ah loo diray

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Shir-guddoonka aqalka Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxaa ay fariin wargelin ah u direen Xildhibaanada Golaha Wakiillada. Shir-guddoonka aqalka Golaha Wakiillada, ayaa Xildhibaanada...

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo la kulmay Madax-dhaqameedka Sanaag, Togdheer iyo Saraar

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press)- Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Maxamed Cali Aw Cabdi iyo Weftigii u hoggaaminayey ee socdaalka shaqo ku joogay Gobolka Sanaag, ayaa magaalada...

Maamulka Muqdisho oo Anfariir Siyaasadeed ka qaaday Aqoonsiga Somaliland ee Mareykanka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Warbaahin caalami ah, ayaa werisay in maamulka taagta daran ee Soomaaliya ay anfariir siyaasaddeed ka qaadeen dhaqdhaqaaqyo ka socda Mareykanka oo...

Somaliland: Wasiirka Maaliyadda oo Sheegay in Dakhligu Kor u Kacay 3-biloodka 2025-ka

0
Hargeysa (HargeisaPress)– Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha JSL Md. Cabdillaahi Xasan Aaden oo ka mid ahaa xubnihii Golaha Wasiirrada ee maanta warbixinta ka...

“Arimaha Waaweyn ee Lagu eedaynayo Cabdikariin waxaa doonaya Dadkii doortey” Xildhibaan Siciid Cudhey

0
Hargeysa,(HargeisaPress) – Xildhibaan Siciid Cudhey oo Katirsan Mudanayaasha Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa ayaa eedaymo Culus u jeediyay Maayarka Caasimada Cabdikariin Axmed Mooge oo uu...

Madaxweyne Cirro oo hoygiisa ku booqday Suldaan Maxamed Xirsi Qani

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxaam Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa waxaa uu maanta hoygiisa ku booqday Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani, oo ka...

Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo baaq u jeediyay Mareykanka iyo Beesha Caalamka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Xuseen Aadan Cige (Deyr), ayaa ku sifeeyay in tallaabada madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud uu ugu bandhigay Mareykanka...

Gavin Williamson oo Madaxda Soomaaliya ku booriyey inay qiraan qarannimada Somaliland

0
London (Hargeisa Press)- Xoghayihii hore ee Gaashaandhigga Ingiriiska isla-markaana ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka UK Gavin Williamson, ayaa waxaa uu dowladda taagta daran ee...

Danjire Good: “Somaliland iyo Mareykanku hore ayay uga wadahadleen Dekedda Berbera”

0
Washington (Hargeisa Press)- Wakiilka Somaliland u fadhiya dalalka Mareykanka iyo Canada, Ambassador Bashiir Good, ayaa waxaa uu jawaab kulul ka bixiyay warqadii Madaxweynaha Soomaaliya...