Cali Qoryooley oo Madaxda Somaliland Uga Digay Inay Maraan Jidkii Ay Kuwii Hore Mareen

0
781

Hargeysa (HargeisaPress) – Qoraa Cali Dool Axmed (Cali Qoryooley), ayaa madaxdii hore ee soo martay Somaliland ku eedeeyay inay god madoow ku rideen Somaliland.

Dhinaca kale, Qoraa Cali Qoryooley ayaa waxa uu madaxda Somaliland ee hada joogta uga digay inay maraaan wadadii ay mareen madaxdii hore ee soo martay Somaliland.

HargeisaPress News Desk – Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY