Cadaaddley: Wasaaradda Deegaanka Oo Burburisay Dhuxula Fara Badan

0
569

Cadaadley (HP): Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa deegaanka Cadaadley ka burburisay Dhuxul la shiday.
Maamulka degmadda Cadaadley oo ay wehelinayeen masuuliyiin ka tirsan wasaaradda deegaanka ayaa burburiyay dhuxushaasi iyo dhir fara badan oo la jaray.
Waxaanay digniin u direen dadka ku ha2lan dhuxulaysiga oo xaaluf daran ku haya deegaanka.

Daawo: Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY