Cabdi Good Abees Oo Sheegay in Dawlada Djibouti Dil Toogasho ugu Hanjabtay

0
1084

Wariye Cabdi Good ayaa soo bandhigay Cadaymo loogu hanjabay”Gaadhi ayaa lagu jiidhsiin ama xabad baa kugu fakan,” Cabdi Good oo sheegay in madaxweynaha Djibouti shirqool la maaggan yahay wuxuu sii daayay codad loo soo diray

Hargeysa,(HargeisaPress) —Cabdi good abees oo warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa sheegay in sirdoonka dawlada Djibouti qaar ka mid ah u soo hanjabeen wuxuuna sheegay in loogu hanjabay in magaalada hargaysa dhexdeeda lagu dilaayo

Cabdi good ayaa soo bandhigay cadaymo muujinaya kuwii u soo hanjabay ee sirdoonka dalka Djibouti ah wuxuuna sheegay in masuulkan uu ka tirsan yahay ciidanka dalka Djibouti.

LEAVE A REPLY