Caaqil Gaydh Cige Oo maanta Aas Qaran loogu Sameeyay Magaalada Gabiley

0
834

GABILEY,(HargeisaPress)- Waxaa maanta magaalada Gabiley Aas Qaran loogu sameeyay ale ha u naxariistee Marxuum Caaqil Gaydh Cige Geele oo Mid aha Cuqaasha Gobolka Gabiley,

Aaska marxuumka waxaa ka soo qayb galay Maamulka gobolka Gabiley ,madaxd dhaqanka iyo boqolaal kamid  dadweyne magaalada gabiley

 HALKAN HOOSE KA DAAWO MUULKA AASKA  

 

HargeisaPress News Desk – Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here