Saylici Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay Arday Ka Qalin Jebiyay Jaamacadda Gollis+Sawirro

0
492

Hargaysa (Hargeisa Press): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa shahaadooyin guddoonsiiyay ardaydii ugu tirrada badnaa ee ka qalin jebiyay jaamacadda Gollis faraceedda magaaladda Hargaysa.


Ardaydaasi oo noqonaya dufcaddii 17aad ee ka qalin jebiya tan iyo xiligii la aasaasay jaamacadaasi.
Daawo: Xafladaasi Sidii ay U Dhacday:

 


Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY