Burco: Qoysas Dan Yar ah Oo Xoolo Loo Qaybiyay

0
564

Burco (Hargeisa Press): Wasaaradda Xanaanadda xoolaha Somaliland ayaa qoysas barokaceyaal iyo danyar isugu jira oo degan Burco u qaybisay xoolo nool.
Xoolahaasi oo tiradoodu gaadhayso 1000 neef oo Adhi ah, ayaa la gaadhsiiyay qoysaskaasi dan yarta ah.
Waxaana xoolahaasi qoysaska ku wareejiyay isuduwaha wasaaradda xanaanadda xoolaha ee gobolka Togdheer Dr. Cabdi Muuse Xirsi.

Hargeisa Presa.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY