Wasiir Ku-Xigeenka Warfaafinta Somaliland Oo Baaq U Diray Bulshadda

0
511

Hargaysa (HP): Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelintga Somaliland ayaa bulshada ugu baaqay in aanay ku milmin arrimaha siyaasada ee wakhtigan taagan.
Cabdiraxmaan Cali Cabdi, oo maanta xafiiskiisa shir jaraa’id ku qabtay ayaa bulshada ugu baaqay in aanay ku milmin arrimaha siyaasada ee la isku hayo bannaan baxyada ay ku baaqeen xisbiyada mucaaridku.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY