Borama Job Center Oo Shaqo Abuur U Samaynaysa Dhalinyaradda

0
703

Boorama (Hargeisa Press): Xarunta shaqo abuurka dhalinyaradda ayaa tartan u qabatay dhalinyaradda magaaladda Boorama.
Tartankaasi oo magaciisa la yidhaahdo tartanka fikradaha hal-abuurka ganacsiga ayaa ah mid ay sanadkiiba mar qabato xarunta Boorama job center.
Xarunta shaqo abuurka ganacsiga dhalinyaradda oo sanadkii hore barnaamijyo shaqo abuur dhalinyaro u samaysay ayaa sanadkan bilawday barnaamij cusub oo ah Daynta wareegta.


Taasoo ay ku taageerayaan ilaa 10 meheradood oo ganacsi oo kala duwan oo ay siiyeen lacago maalgelin ah oo u dhexeeya $500 ilaa $1500.
Sida uu sheegay Ismaaciil Aadan Meecaad, oo ah madaxa xarunta Borama job center.

Halkan Ka Daawo: Munaasibadaasi iyo Hadaladii Laga Jeediyay:


Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY