Boqor Buur-madow Oo Raali Gelin Ka Bixiyay Hadal Uu Dhawaan Yidhi

0
362

Muqdisho (HP): Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow), ayaa raali gelin ka bixiyay hadal uu dhawaan ka yidhi xaflad uu kaga qayb galay Muqdisho oo ay dadweynaha Soomaaliya aad u dhib sadeen.
Boqor Buur-madow, oo isagoo ku sugan magaaladda Muqdisho maanta warbaahinta la hadlay waxa uu sheegay in hadalkiisa loo jeediyay meel aanu ula jeedin, isla markaana la siyaasadeeyay.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY