Boorama: Raashin Loo Qaybiyay Qoysas Danyar ah

0
555

Boorama (HP): Haayadda qoxoontiga iyo barokaceyaasha qaranka Somaliland ayaa maanta raashin u qabisay dhalinyaro tarhiib laga soo celiyay iyo qoysas dan yar ah oo  ku nool magaaladda Boorama ee xarunta gobolka Awdal.

Raashinkaasi oo isugu jiray Bariis, Daqiiq, Timir, Saliid iyo cuntooyin kale, waxaa iska kaashaday haayadda IOM iyo haayadda qoxoontiga iyo barokaceyaasha Somaliland.

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here