Barashadda Tafsiirka Quraanka Oo Lagu Soo Gebagabeeyay Masjid Jaamaca Gabiley

0
417

Gabiley (HP): Barashadda cilmiga tafsiirka quraanka kariimka ah oo muddo ka socday masjid jaamaca weyn ee magaaladda Gabiley ayaa xalay la soo gebagabeeyay.
Munaasibad balaadhan oo loo qabtay xaidhitaanka barashadda tafsiirka quraanka oo lagu qabtay isla masjid jaamaca Gabiley, waxaa ka soo qayb galay wasiirradda Diinta iyo awqaafta Sheekh Albaani.

Wasiirka isgaadhsiinta iyo tignoolajiyadda,  badhasaabka Gabiley C/qani Maxamuud Jiidhe, maayarka Gabiley, sheekhii dhigayay tafsiirka, culimaw-diin, iyo marti sharaf kale.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY