Baki: Wasiirka Caafimaadka Oo Dhagax Dhigay Xarun Caafimaad

0
513

Baki (Hargeisa Press): Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr. Cali C/laahi, ayaa maanta
Dhagax dhigay xarun caafimaad oo laga hirgelinayo deegaanka ka tirsan degmadda Baki ee gobolka Awdal.
Deegaanka laga dhagax dhigay xarunta caafimaad ayaa ah mid aanay hore uga jirin wax goobo caafimaad ah.
Iyadoo dadweynaha deegaankaasi ay si weyn u soo dhaweeyeen dhagax dhiga xaruntan caafimaad oo hirgelin doonto wasaaradda caafimaadka Somaliland.
Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi:


Hargeisa Press.com/Hargaysa Office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here