Badhasaabka Sool Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Bakhaaradda Kaydka Calafka Xoolaha

0
340

Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool C/kariin Aadan Xaaji Diiriye, ayaa maanta magaaladda Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Bakhaaradda Calafka xoolaha oo laga hirgelinayo Laascaanood.


Waxaana dhismahaasi maalgelinaysa haayadda Qarramada Midoobay u qaabilsan arrimaha cuntadda iyo beerraha ee magaceedda loo soo gaabiyo FOA, iyadoona soo marisay wasaaradda xanaanadda xoolaha Somaliland.


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY