Baanka Adduunka oo Kormeer Ku Tagay Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland

0
917

Hargyesa (HargeisaPress) – Saraakiil ka socotay Bangiga Adduunka ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Hay”adda Shaqaalaha dawladda Somaliland, waxaanay kulan la qaateen masuuliyiinta Hay”adda Shaqaalaha.

https://youtu.be/lLJu5ePiba0

HargeisaPress.com

LEAVE A REPLY