Amran Bile Oo Falan-qaysay Ganacsiga Dalka Culayska Bulshadda iyo Caqabadaha Jira

0
611

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Amran Cali Bile, oo ah gabadh reer Somaliland oo aqoonta horumarinta shaqaalaha iyo cilmiga ganacsiga ku takhasustay ayaa ka warrantay heerka uu marayo ganacsiga Somaliland.

Waxyaabaha qabyo sharci iyo siyaasadeed oo dhinaca dawladda ka jirta, culaysyada bulshadda iyo ganacsatada-ba saaran ee dhinaca cashuuraha iyo sicir-bararka, caqabadaha maalgashiga hortaagan iyo xalka lagaga bixi karo.

Marwo Amran Bile, oo marti ku ahayd barnaamijka xogta siyaasadda ee ka baxa telefishanka Baddacas 24tv oo uu daaddihinayay weriye Cabdifataax Ismaaciil Mursal, waxay Amran Bile, kaga hadashay dhinacyo badan oo taabanaya dhaqaalaha iyo siyaasadda Somaliland.

Barnaamijkaasi oo dhammaystiran waxaanu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here