Amoud Foundation Oo Gurmadkii Ugu Horeeyay U Rartay Deegaanada Xeebta Lughaya Ee Duufaanadu Ku Dhaceen Ku Dhawaad 2000 Oo Qoys Raashinkòd Iyo Waliba Bacihii Guryaha Noqonayay

0
1094

Borama, (HargeisaPress) —  Haayada Samafalka Ee Amoud Foundation Ayaa Si Deg Dega Uga Jawaabtay Dhawaaqi ahaa In Loo Soo Gurmado dadka Roobabku Waxyeelada Uu gaysteen Ee Xeebaha G.Awdal.

Deeqda ay Haayada Samafalka Ee Amoud foundation ay Qaaday waxa uu Isku Jira Rashinka Qaybihiisa Kale Duwan Iyo Bico ay Dadku Hoy Ay ka Dhigtaan.

Haayada Samafalka Ee Amoud Foundation ayaa noqonaysa Haayadii Ugu Horeysay Ee Deeq Noocan Oo Kale ah Si Deg Dega Ula Gaadho dadku ay Roobabku Duufaanadu wataan Sameeyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here