Akhriso: Taariikh Nololeedkii Cumar Carte Qaalib

Hargeisa (Hargeisa Press) – Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa taariikh nololeedkii Ale ha u naxariistee siyaasigii weynaa ee Cumar Carte Qaalib oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa.   Cumar Carte Qaalib, waxa uu ku dhashay magaalada Hargeysa sannadkii 1930, waxaana uu waxbarashada hoose/dhexe uu ku qaatay Hargeysa, waxa la sheegay in uu ka baxay dugsi … Continue reading Akhriso: Taariikh Nololeedkii Cumar Carte Qaalib