Akhriso Midhaha Heeso Cusub Oo Uu Sameeyay Mujaahid Cabdi Madoobe

0
3051

Hees Cusub Gabadh yahay kalgacalkii goysaye nasiibkaa gudubtaye ayaankaa anigana gilgiladkay sida aan gantaalaha caashaqa iskagaguro hadaad garatay caynkaa gabagabadii sheekada anawaan gudoon saday @koras@garbkaaga inanyahay ana gob iyo caadkeed wixii ila gudboon baan gestayda ulakici @ gayigaba hablaha kacay anoo kaaga soogo.ay gagamadhan itaagtee anigiyo garaadkay sidii.aan gardaraney gafka uga bogsonla hadad goysaynabadii kanagurtay wacadkii anawaan garwaaqsaday@k@ garabkaaga inanyahay angob iyo caadked wixii ila gudboonbaan geestayda ulakici,?

…………………………………………………………………………..

HargeisaPress — HEESTAN WAXA LAYIDHAA XAMIL WAA ABAALKAA ( xeerkii jacaylkiyo xaqdhawrkiyo aqoontii lacdiiba xoortoo xilmasaarna inatahay xayn daabkii dhaqankaad xurma li. i ujiidhoo axuduudii samaantiyo xadkii waad kagudubtoo xilkas nimo la.aantii xalay baa igaga filan xal danboo la. eegee @koras@ adigaa xumaatada xadhigeedii soohdoo xusulada kuqaatee xamil waa abaalkaa anahay xajiiman dhibtad xoogsanaysaad xoorkeeda maaliye. @lasoco baydka 2aad.

…………………………………………………………………………..

HargeisaPress — Anoo dadnimiyo wanaag damiir wacan iyo kalgacal samaan daadihinayaad istidhi wuu daganyahee hadaan diba kuu idhaa daryeel caashaqan dayacan damiirba anaan lahayn @koras@ haday deelqaaf ahayd amay dirqi kugu ahayd dawada xiisahee anwaday kudaayee gaadh dayaxa .kudaaye gaadh dayaxa!@ baydka 2aad

HEESTAN WAXA LAXAMEEYAY ALA HAW NAXARIISTEE MACALIN KII WAYNAA .EE GOOBE) anoo duhur iyo habeen dadaal iyo hawlkarnimo danteena uheelanbaad iskaa ii dabamartee hadaan dibakuu idhaa dabiib dakharada cishqiga dareenba anaanlahay @k0ras@ haday deelqaaf ahayd amay dirqi kugu ahayd dawada xiisaha anwaday kudaayee gaadh dayaxa .!@

…………………………………………………………………………..

HargeisaPress — HEESTAN WAXA LAYIDHA HANITAAKHI CAASHAQA LAXAMKU WAA. .M.M.CIGE. SIDOKAL MISIGA WAXAA.’ A.M.JAAMAC.’@ naftan aad naruuriyo ad.utahay nasteexee nasan wayday awgaa haw qaadan nacasnimo inay kugu nabantee waxa aan noqnoqo shada kaa naawilaayaa nasiib kiyo jacaylkaa iikbnugleeyoo naxdinli maseex doo nabad kuma cawaysimo @koras@ hanitaakhin caashaqa niyadsami wax ilaqabo qalbigana hanaafayn.@ by.black. lasoco badka .2aad

naftan aad naqdoogliyo ad.utahay nabaadkee nuuxsan wayday awgaa haw qaadan nockale inay kuugu nugantee nuurkaaga aragaa nabarada daweeyoo naxariista daymada nadaa bogsootee .@kors@ hanitaakhi caashaqa niyadsami wax ilaqabo qalbigana hanbfay.

anoo dadnimiyo wanaag damiir wacan iyo kalgacal samaan daadihinayaad istidhi wuu daganyahee hadaan diba kuu idhaa daryeel caashaqan dayacan damiirba anaan lahayn @koras@ haday deelqaaf ahayd amay dirqi kugu ahayd dawada xiisahee anwaday kudaayee gaadh dayaxa .kudaaye gaadh dayaxa!@lasoco baydka 2aad

…………………………………………………………………………..

HEES CUSUB: Muunadii aduunka

HargeisaPress — Heestan waxa layidha .Muunadii aduunka@1@ muunadii aduunkaay marwadii jacaylkaay muhashadii kalgacalkaay mihigaanka roobkoo meel ubaahan helay iyo minasubax arooryaad mayaygoo da.aayaa waxanku masaala muuqaalka dahabkiyo manka oo dilaaciyo midabada caleentee madhaafaan kii quruxdiyo miisaankii noloshaay ?)kooras@.

 

badka. Labad…

 

Muuqaaga aragtida mililica jaleecada midabkaagu sidu yahay maskax lagumakoobe marka aad dhaqaaqdeed muxubada dareenkale midig bidix talaabada maamuus udhigaysiyo meel joogsigaagay mabsuudaa naf tayduye milgihiyo xishoodkana midiilagu barbaarshee maankayga deeqdaay.’!?@ kooras@macnamale aduunyadu maalmaha inoohadhay anwada mushaaxnee ilamaamul caashaqa,

 

…………………………………………………………………………..

HEES CUSUB: HEESTAN WAXA LAYIDHAA  DA.I KUMA ERYAYSEE

HargeisaPress — Heestan waxa layidha .Muunadii aduunka@1@ muunadii aduunkaay marwadii jacaylkaay muhashadii kalgacalkaay mihigaanka roobkoo meel ubaahan helay iyo minasubax arooryaad mayaygoo da.aayaa waxanku masaala muuqaalka dahabkiyo manka oo dilaaciyo midabada caleentee madhaafaan kii quruxdiyo miisaankii noloshaay ?)kooras@.

 

badka. Labad…

 

Muuqaaga aragtida mililica jaleecada midabkaagu sidu yahay maskax lagumakoobe marka aad dhaqaaqdeed muxubada dareenkale midig bidix talaabada maamuus udhigaysiyo meel joogsigaagay mabsuudaa naf tayduye milgihiyo xishoodkana midiilagu barbaarshee maankayga deeqdaay.’!?@ kooras@macnamale aduunyadu maalmaha inoohadhay anwada mushaaxnee ilamaamul caashaqa,

 

 

Mujaahid Cabdi Muxumed Yuusuf (Cabdi Madoobe )

cabdimyusuf@gmail.com

 

LEAVE A REPLY