Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Deegaanka Oo Kulan Ka Furay Hargaysa

0
633

Hargaysa (Hargeisa Press): Agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa furay kulan ku saabsan wax ka qabashadda arrimaha deegaanka.
Kulankaasi oo uu agaasimuhu maanta furay ayaa mudadda uu socdonlagu falan qayn doonaa gal-daloolooyinka deegaanka, isbedelka cimiladda aduunka iyo duur joigta Somaliland ee sii dabar ho’aysa.
Halkan Ka Daawo Warkaasi:


Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY