Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Horumarinta Biyaha oo Gaadhay Degmooyinka Baki Iyo D Xeego

0
1489

Baki , (HargeisaPress) —Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Horumarinta Biyaha Dr. Jamal A Muse Ayaa Gaadhay Degmooyinka Baki Iyo Xeego oo ka mida deeganada waxyeeladu ka soo gaadhay duufaanta sagar.

Muuqaalkan hoose ka Daawo Warkaas oo dhan

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here