Agaasimaha guud ee Warfaafinta Oo Tababar u furay Shaqaalaha waaxda IT-ga ee Wasaarada Warafaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta.

0
571

Hargeysa,(HargeisaPress) – Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta  Maxamed Yusuf  Ismaacaiil oo ka hadlay furitaanka tababarkaasi  ayaa u mahad celiyay macalinka  tababarka bixnayay waxaanu intaa ku daray in tababarkan lagu baran doono net working ka ama isku xidhka  taas oo muhiimad weyn u leh isla jaanqaadka wasaarada , agaasimuhu waxa uu intaasi raaciyay in aduunkii uu maanta u guurayo hab casri islamarkaa ka wasaarad ahaan laynooga baahan yay in aynu u guurno halka aduunyadii ay u guurtay

Gabgabdii agaasimuhu waxa u ku booriyay xubnaha ka qeyb galay aqoon korodhsigaasi in ay ka faa iideystaan aqoonta lagu baran doono ababarkaasi.

HargeisaPress News Desk – Hargeysa 

LEAVE A REPLY