Agaasimaha Guud Ee W. Deegaanka Oo Kormeeray Xerrada Duur joogta Debis

0
53

Hargaysa (HP): Agaasimaha guud ee wasaaradda Deegaanka Somaliland iyo wefti uu hogaaminayay ayaa maanta booqday xarunta xanaaneynta duur joogta ee Debis oo ku taalla degmadda Cadaadley ee gobolka Maroodijeex.


Waxaanay agaasimaha iyo xubnaha la socday soo kormeereen qaybaha kala duwan ee xayawaanka lagu xanaaneeyo ee Debis.
Iyadoo xaruntaasi uu ku socdo dhsime lagu qorshaynayo sidii noocyadda kala duwan ee duur joogtu ay uga heli lahaayeen meello u gaar ah.


DAAWO: Kormeerka Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Deegaanka:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY