Afhayeenka Kulmiye Oo Dhaliilo Culus U Jeediyay Guddoomiye Xirsi

0
387

Hargaysa (HP): Afhayeenka Xisbiga Kulmiye C/Naasir Buuni, ayaa ka jawaabay hadalo ka soo yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan.
C/naasir Buunni, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee xisbiga Kulmiye ee magaaladda Hargaysa ayaa dhaliilo culus u jeediyay guddoomiyaha Waddani.

HALKAN KA DAAWO: Shirka Jaraa’id Ee Afhayeen Buunni:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY