Colaad cusub oo kasoo cusboonaatay Degaanka dharkayn geeye

0
1140

Burco (Hargeisapress) Ugu yaraan Toddoba qof ayaa ku geeriyooday halka ay 10-kalena ku dhaawacmeen dagaal dhex-maray laba Beelood oo ka dhacay Deegaanka Dharkeyn-geenyo ee Hoos-tagta Gobolka sool .

Dagaalka ayaa yimid kaddib markii odayaasha labada dhinac ee dagaallamay ay ku fashilmeen wada hadalo mudooyinkkii ugu dameeyay ka socday halkaas oo ay wadeen qaarkamida wasiirada xukuumada uu hogaana u hayo madax wayne axmed maxamed maxamud siilaanyo islamarkaana midamida labada beelood ay saluug balaadhan ka muujisay arinta wada hadalada islamaraana ay duulaan lamafilaana u qaaday beesha kale.

Dawlada  Somalialnd ayaa Guddi u saaray dhameynta Colaadda u dhaxeysa Beelaha wada dega degaankaasi,waxaas e ay ku laabteen Hargeysa iyaga oo aan ka mira dhalin Xaaladdii loo diray.

Ciidanka Dowladda somalind ayaa yagu ah kuwo ku dhex jira labada dhinac balse xaalada ayaa ah mid adag sida ay warbaahinta caalamiga ah ee hargeisapress ugu warameen qaarkamida dadka goobjooga yaasha ah ee deegaankaas ku sugan mana jirto wax heshiisa oo dhexyaala labada dhinac ee wada dagaalamaya.

 

wixii wara ee ka soo kordha kaasoco warbaahinta hargeisa press

 

wariye sakariye cabdiaxmaan ibraahin x.cabdi

warbaahinta hargisapress

burco office 

sakariye@faylasoof.tk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here