Gabiley โ Guud ahaan waxa soo marrey Gabiley 14 Muddane oo ah Guddoomiyayaal Gobal, Tan iyo intii la magacaabey goballka Gabiley xukuumaddii Madaxweyne Daahir Riyaalle Kaahin sannadkii 2008-kii, Sidoo kalle meellaha ay ka soo Jeeddeen hayb ahaan. Waxaaney kala ahaayeen siddan hoos ku xusan.
1. Maxamed Axmed Aw Cabdi (Xabiib) 2008 – 2010. Habar-awal, Sacad Muuse, Jibriil Abokor.
2. Rashiid Cumar Sh. Muxumed Warsame (Xarraaro) 2010 – 2011. Habar-awal, Sacad Muuse , Jibriil Abokor.
3. Cali-nuur Aw Aadan Meecaad 2011 -2012. Habar-awal, Sacad Muuse, Jibriil Abokor.
4. Xuseen Cumar Magan (Subagle) 2012. Habar-awal, Sacad Muuse , Jibriil Abokor.
5. Axmed Cali Nuur 2012 – 2013. Habar-awal, Sacad Muuse, Jibriil Abokor.
6. Yuusuf Ibraahim Geedi (Yamaarug) 2013 -2014. Habar Yoonis , Badhul-bahanto.
7. Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) 2014 – 2016. Habar-yoonis , Muuse Ismaaciil.
8. Xamse Maxamed Cabdi (Wallaaleeye) 2016 – 2018. Habar-yoonis, Xirsi Cismaan .
9. Maxamuud Cali Salleebaan (Ramaax) 2018. Habar-awal, Ciise Muuse.
10. Maxamed Axmed Xaaji Cismaan (Indho-ballac) 2018 – 2020. Habar-awal, Ciise Muuse.
11. Cabdikariin Aadan Xaaji Diirriye 2020 – 2021. Habar-yoonis, Muuse Carro.
12. Cabdiqani Maxamuud Jiidhe 2021 – 2023. Dhul-bahante, Ba-hararsame.
13. Cabdikariin Aadan Xaaji Diirriye 2023 – 2025. Habar-yoonis, Muuse Carro.
14. Maxamed Cabdilaahi Jaamac (Bookh). Habar-awal, Sacad Muuse, Jibriil Abokor. 2025…..
Xuquuqdda Urrurinta :- Cabdiraxmaan Sayid Faarax (Jeesto) . Illaha Xogta:- Hadhwanaag News Network, Gabiley Net, & Wargeysyada. Jamhuurriya & Geeska-afrika.

















