Yes-sports Holland oo qalab ciyaareed gudoonsiiay maamulka ciyaaraha Awdal iyo + SAWIRRO

0
871

qb04Hargeysa,(HargeisaPress) —Ururka Yes-sports Holland oo qalab ciyaareed gudoonsiiay maamulka ciyaaraha Awdal iyo Salal

Ururka Yes-sports ee fadhigiisu yahay dalka Holland ayaa maanta soo gaadhsiiya deeq qalab ciyaareed

maamulka ciyaraha ee gobolka Awdal iyo Salal, qalabkan oo isugu jira qaybaha kala duwan ee ciyaaraha ayaa wax uu ku aadaana

1. D. Borama

2. D. Quljeed

3. D. Boon

4.D. Lughaya

5.Dugsiga sare ee Geb boarding

6. Agoonta Kaalmo

7.Saxaafada gobolka

 qalab ciyaareed
qalab ciyaareed

waxaa galabkan waxaa gudoonsiiyay mas úuliyiinta gobabha loogu talo galay agabka  Cabdi  Idiris

ka diban waxaa halkas hadalo mahadnaqa ka jeediyay xubno muhiim ah

. Samaroon  isu duwaha ciyaaraha gobolka Awdal

.  Asad  ( xoghayaha gobolka Awdal)

. Wasiira Abdi ( wakiilka Agoomaha kaalmo )

Maaamulka gobolka iyo maamulka ciyaaruhu waxay mahad naq gar ah u celinayaan

1. Mahdi Farah Aden ( Holland)

2. Liban Nuux Buux ( Holland )

3. Cabdilahi Miad Caynaan ( Norway)

4. Xasan cabdi Muuse ( Ohio Columbus )

5. Aden Muse Odowaa ( Toronto  Canada

 

 

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here