Yaa Caawinaya Wiil yar oo Dalka Gudihiisa waxba Lagaga Qaban Kari waayay DAAWO SAWIRRO

0
935

Yaa caawinaya Wiil yar oo layidha Cabdixamiid Cabdiqaadir Cali oo dalka Gudihiisa waxba looga qaban kari waayay isla markaana ay dhakhaatiirku ku taliyeen in dibeda loo qaado si loogu daweeyo balse  dhaqaale daro jirta oo haysata qoyska ay sababtay in ay awoodi waayaan in ay dibeda u qaadaan. hadaba walaalka muslimka ahow ka qayb qaado tabarucaadka loo samaynaayo wiilkan yar.

Warqada Dhaqtarka
Warqada Dhaqtarka
la xidhiidh Sahal Maxamed Jaamac
0634471424 Mobile
Aabaha Wiilka 0907757556

LEAVE A REPLY