Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay Sababaha Sanadkan loo Joojiyey Xuska 18 MAY

0
1759

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xukuumadda Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday inay gabi ahaanba sanadkan la joojiyey xuska 18 May oo ah sanad guuradii 26-AAD ee kasoo wareegtay asaaskii qaranimada Jamhuuriyada Somaliland.

Wasiirka warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani oo arrinka ka hadlaya ayaa wax auu  badka soo dhigay sababaha sanadkan loo joojiyey xuskaasi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here