Xukuumadda Somaliland Oo Ka Marakacday In Wadamo Ka Mid Ah Beesha Caalamku Ay Jareen Caawimadii Sanduuqa SDF

0
1027

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Amb. Kaysar Cabdilaahi Maxamed ayaa maanta mar u saxaafada u Waramayayay shaaca ka qaaday in wadamo ka mid ah beesha caalamku ay jareen caawimadii ay Somaliland ku taageeri jireen ee ay kusoo shubi jireen sanduuqa horumarinta Somaliland ee SDF.

Waxaana ay shaaca ka qaaday wadamada jaray qaadhaankii ay kusoo shubi jireen sanduuqa SDF.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here